Wasiirka Qorshaynta Qaranka JSL Oo Shir La Yeeshay Haayadaha Caalamiga ah

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka JSL Dr. Axmed Buuxane, ayaa maanta kulan la yeeshay haayadaha Caalamiga iyo kuwa maxaliga ah ee ka...

Madaxweynaha oo ka qaybgalay Aas-qaran oo maanta loo sameeyey Marxuun Cabbaas Idiris + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo,  oo ay weheliyaan wasiiro, xildhibaano, masuuliyiin kale oo qaranka ka tirsan, culimu diin, Madaxdhaqameed iyo...

Madaxweyne Biixi Oo Berri Xadhiga Ka Jarraya Garroonka Diyaarradaha Berbera

0
Berbera (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa berito la filayaa inuu xadhiga ka jarro garroonka diyaarradaha magaaladda Berbera oo casriyayn, balaadhin, iyo dib...

Duufaanka JABBAALA iyo Badda Xeebaha Lughaya iyo Bulaxaar oo ku fatahay deegaanka barriga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dadweynaha ku dhaqan deegaannada xeebta woqooyiga Somaliland gaar ahaan xeebaha degmooyinka Bulaxaar iyo Lughaya, waxa...

Gudoomiyaha Wadani Oo Faah-Faahin Ka Bixiyey Safar Uu Ku Tagey Borama Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo-na...

0
Borama,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna murrashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayey ayaa maanta gaadhay magaalada Borama ee...

D/Hoose Ee Laascaanood Oo Fulisay Olole Qashinka Lagaga Gurayo Toga Farxaskule

0
Laascaanood (HP): Dawladda hoose ee degmadda Laascaanood ayaa saaka fulisay hawl-gal Qashinka lagaga gurayo Toga Farxaskule ee magaaladda Laascaanood. Waxaana ololahaasi Qashin nadiifinta ah hogaaminayay...

Jaaliyadda Somaliland Ee Sucuudiga Oo Lacag Dhan $100,500 Ugu Deeqay Jidka Ceerigaabo, Soona Dhaweeyay...

0
Jedah,(HargeisaPress) — Haldoorka iyo Xilkaska Jaaliyadda Somaliland ee  Dalka Sucuudiga ayaa 30-kii July Munaasibad balaadhan ku soo dhaweeyay Wefti  uu hogaaminayay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland...

Sarkaalad Ka Tirsan Hay’adda WHO Oo Xalay Lagu Dhaawacay Magaalada Laascaanood

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa xalay magaalada Lascanod toogasho lagu dhaawacay hooyo Ugaaso Xasan oo ah sarkaalad ka tirsan hay’adda Qaramada Midoobay ee WHO. Hooyo Ugaaso, ayaa...

Waraysi Gaar Ah: Madaxtooyada Oo Difaacday Sharciyadda Dhimistii Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Sameeyey Kharashaadka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax) oo waraysi gaar ah siiyey wargeyskan Geeska Afrika ayaa si adag u difaacay...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shaaciyey Inuu U Tartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa shaaciyey inuu u sharaxan yahay xilka gudoomiyaha xisbiga Kulmiye. Madaxweyne ku xigeen Saylici ayaa sheegay in...