Xildhibaanno Xukuumadda Ku Taageeray Joojinta Mudaharaadka Mucaaradka

0
375

Hargaysa (HP: Xuldhibaanno ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa xukuumadda ku taageeray go’aanka ay ku diiday mudaharaadka mucaaradku ku baaqeen.
Xildhibaan Yaxye C/laahi Aamin, oo xubnahaa xildhibaanadda ah u hadlay ayaa sheegay in ay xukuumada ku taageerayaan in ay diiday qabashada mudaharaad ay mucaaradku ku baaqeen.

DAAWO: Xildhibaanka Oo Arrimahaa ka hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here