Daawo: Sawirro Soo Dhawayntii Weftiga Madaxweynaha Somaliland

0
684

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Weftigii u hogaaminayay madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland oo muddo saddex maalmood ah safar shaqo ugu maqnaa dalka Guinei ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay caasimadda Hargaysa.

Soo dhawaynta madaxweynaha waxaa ka qayb qaatay madaxweyne ku-xigeenka, wasiirro, hogaamiyeyaasha xisbiyadda mucaaradka, siyaasiyiin, xildhibaano.

Madax dhaqameed, kumanaan shacabka Hargaysa ka mid ah oo isugu jiray dhalinyarro, haween iyo dadweyne kale.

Halkan Ka Daawo Sawirro iyo Muuqaal aad u Qurux Badan Oo Ku Saabsan Soo Dhawayntii Weftiga Madaxweynaha:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here