Daawo: Baaqa Xildhibaanada Guurtida ee Ka qaybgalka Diiwaangelinta codbixiyaha

0
734

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaano ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa dadweynaha gobolka maroodijeex ugu baaqay inay si dhammaystiran ugu soo baxaan diiwaangelinta Cidbixiyaha oo maanta oo sabti ah si rasmi ah uga bilaabantay Gobolka.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here