CARUURTAADA IYO KUWA KALE Qalinka: Axmed Cismaan Batuun

0
HargeisaPress —Aabahay wuu dhintay waxaanu nahay afar caruura hooyadayna ma hayso lacag ay dharka ciidda noogusoo iibiso dee markaa ciidda waxaan maydhanayaa dharkii aan...

Warbixin: Khilaaf Hor Leh Oo Ka Dhex Qarxay Kooxaha Huwanta Sool

0
Laascaanood (HP): Khilaaf xoogan oo dhinacyo kala gedisan ka socda ayaa maalmahan danbe ka dhex qarxay kooxaha Huwanta ah ee ku sugan gobolka Sool,...

DEG DEG: Dagaal iyo Dibadbaxyo Ka Socda Ceerigaabo+Xaalada oo Kacsan

0
Ceerigaabo (Hargeisapress) – Wararka ka imanaya magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kooxda Kornayl Caarre uu...

Madaxweyne Siilaanyo Oo bartiisa Twitter-ka Kaga Hadlay Talaabada Ciidanka Qaranku Kula Wareeggay Saax-dheer iyo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa sheegay in Amarkiisa ay ciidanka Qaranku kula wareeggeen Magaala xuduuddeeda Saax-dheer oo ciidanku doraad qabsaday ka...

Maxkamadda Gobolka Sool Oo Xukunno Ku Riday Dad Khamri Ka Ganacsanayay

0
Laascaanood (HP): Maxkamadda gobolka Sool ayaa maanta xukunno isugu jira xadhig iyo ganaax lacageed iyo gaadiidkii ay wateen-ba ku riday dad si sharci daro...

Maxay Ka Wadahadleen Wasiir Kaahin iyo Wakiilka UNDP?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Hay'adda UNDP ee Arrimaha Somaliland iyo Soomaaliya Jocelyn...

Daawo Muuqaal: Kormeerka Xaglo-Toosiye & Weftiga Ingiriisku Ku Tageen Xarunta Maxamed Mooge

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxda sare ee wasaradda Caafimaadka Simaliland oo ay wehelinayeen weftigii heer wasiir ee ka socday Dalka Ingiriiska ee maanta dalka soo gaadhay...

Taageerayaasha iyo Mucaaradka Donald Trump oo ku Dagaallamay Magaalada San Diego, California + SAWIRRO

0
CALIFORNIA— Taageerayaasha iyo Mucaaradka Donald Trumo, oo ka mid ah murashaxiinta xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka, ayuu Iska-horimaad ku Dhex-maray Magaalada San Diego ee Gobolka...

“Madaxweynaha waan ku hanbalyaynaa hirgelinta heshiiskii aanu Addis Ababa ku gaadhnay”…

0
Widh-widh (HP): Keyse Cabdi Yuusuf, oo ka mid ahaa siyaasiyiintii khatumo ayaa madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyey hirgelinta qodobo ka mid ah heshiiskii ay magaaladda...

Madaxweyne Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Dhismeyaal Lagu Kordhiyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo muhiim ah oo dhawaan laga hirgeliyey gudaha Cusbitaalka Hargeysa,...