Wasiirka Daakhiliga Somaliland Oo Sharaxaad ka Bixiyey Qalabka Diwaan-gelinta Madaniga Ah Oo Dalka Soo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa sheegay in Qalabkii lagu diwaan galinayay Muwaadiniinta Somaliland dalka soo gaadhay. Wasiir Warancadde oo warbaahinta...

Daawo Muqaal: Dadweynaha Caasimadda Hargeysa Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Madaxwaynaha

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey oo maalintii 8aad ku maqnaa Bariga Somaliland ayaa galabta si...

Natiijada Doorashadii Golayaasha Deegaanka Ee Wadanka Finland Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Magacyada Xildhibaanada...

0
HELSINKI, (HargeisaPress) —Waxa habeenimadii xalay ahayd lagu dhawaaqay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka ee wadanka Finland oo ay u tartamayeen in ka badan 1500 oo...

Khudbad ballaadhan oo Guddoomiye Muuse Biixi ka jeediyey xaflad xisbiga KULMIYE ku soo dhaweeyey...

0
Boorama , (HargeisaPress) —Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey dalladda Dhallinyarada GURMAD oo ay ku midoobeen 10-urur oo ah aqoonyahanka gobollada...

Warbixin: Tahriibe Somaliland Kusoo Laabtay Oo Ganacsi Cusubka Bilaabay Hargeysa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Daawo Tahriibe Somaliland Kusoo Laabtay Oo Ganacsi Cusubka Bilaabay Magaaladda Hargeysa. https://youtu.be/qy54fs5Etgk

Somaliland Oo Amaro Culus Dul Dhigtay Shirkadaha Duulimaadyada Ka Shaqeeya Kadib Wareegtadii Uu Madaxweynuhu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland ayaa Warqad digniin iyo amar iskugu jirta u qaybisay dhamaan Xafiisyada ay magaalada Hargeysa ku leeyihiin Shirkaddaha Duulimaadayada Diyaaradaha...

Somaliland: Masuuliyiinta Waxbarashada Oo Sheegay In Imtixaanka Shahaadiga Ahi Si Bilaa Rabshad Ah u...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — In ka badan saddex iyo labaatan kun oo arday ayaa maanta u fadhiistay imtixaankii shahaadiga ee dugsiyadda sare iyo dugsiyada dhexe...

Dadweynaha Itoobiya oo U Dareeray Doorashadii Ugu Horreysay oo Xor Ah

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – In ka badan 37 milyan oo codbixiyeyaal ah, ayaa isku diiwaangeliyay in ay maanta oo Isniin ah ka codeeyaan...

Somaliland: Guddida Wanaag-farista iyo Xumaan-reebtista oo Hawlgal ay Sameeyeen ku Xidhxidhay Dad Xaaraan Cunayey

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudida Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista Jamuuriyadda Somaliland, ayaa xidhay dad ay ku qabteen xaaraan ay u cunayeen maalinta bisha ramadaanta, kuwaasoo bulshada...

Weftigii Safiirka Finland U Fadhiya Dalka Kenya Oo Somaliland Intii Ay Ku Sugnayd Soo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Weftigii ay hogaaminaysay Safiirka  finland u fadhiya dalka kenya mrs TARJA FERNANDES oo booqasho dhawaan ku timi jamhuuriyadda somaliland ayaa kullano ay...