Daawo Muqaal: Dadweynaha Caasimadda Hargeysa Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Madaxwaynaha

0
998

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey oo maalintii 8aad ku maqnaa Bariga Somaliland ayaa galabta si weyn loogu soo dhaweeyay Csasimadda hargeysa.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here