Sirdoonka Somaliland oo Xidhay Sarkaal Djibouti u dhashay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Hay’adda Sirdoonka Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabtay Muuse Cabdiraxmaan Cali (Muuse Guray), oo ah Sarkaal ka tirsan Ciidanka Jandal Maariga Jabuuti. Sarkaalkan...

Weerarkii lagu Qaaday Jaamacadda Gaarisa oo soo Gaba-gaboobay iyo 147 Qof oo lagu dilay...

0
NAIROBI, Kenya — Weerarkii ay Al-shabaab manta ku qaadday Jaamacada Gaarisa oo bilowday subaxnimadii hore ee khamiista abaaro 5:30, ayaa soo gaba-gaboobay kadib markuu...

Maraykanka Oo Dhawr Sannadood Ka Dib Hargeysa U Soo Diray Weftigii Ugu Cuslaa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawladda Maraykanka ayaa markii u horaysay dhawrkii sannadood ee u dambeeyay, waxa ay wefti culus u soo dirtay caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee...

Daawo Muqaal: Dadweynaha Caasimadda Hargeysa Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Madaxwaynaha

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey oo maalintii 8aad ku maqnaa Bariga Somaliland ayaa galabta si...

Fannaanada Sahra Ilays oo Sheegtay In Loo Hanjabay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fannaanada caanka ah ee Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Ilays), oo ka mida fannaaninta waa weyn ee Somaliland, ayaa waxaa...

Safiirkii Hore Ee Maraykanka U Fadhiyay Croatia Oo Ku Taliyay In La Aqoonsado...

0
Washington (Hargeisa Press): Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyay dalka Croatia danjire Peter Galbraith, ayaa ku taliyay in la aqoonsado qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Danjire Peter,...

Haweeney xabsi ku mutaysatay gudniinka fircooniga ah

0
Hooyo 37 jir ah ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee waddanka UK xabsi ku mutaysta gudniinka fircooniga ah. Haweeneyda oo u dhalatay dalka Uganda ayaa...

Golaha Wasiirada Somaliland Oo Meel Mariyey Odoros Miisaaniyadeedka 2015-ka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Golaha wasiirada Xukumadda Axmed Siilaanyo ayaa meel Mariyay Odoroska Miisaaniyad sanadeedka Sanadka 2015-ka. Kulankii maanta ee Wasiirada ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyada...

Laba Kamida Shirkadaha Soo Saara Gaadiidka Caalmiga ah Oo Uu Hishiis Ku Dhexmaray Hargeysa....

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Magalada Hargeysa waxa uu hishiis wada shaqayneed ku dhexmaray labada shirkadood ee Toyota S3, iyo Shirkad kale oo lagu magacaabo Sino Truck,...

Al-shabaab oo Burburisay Xarumo Isgaadhsiineed oo Ku Yaala Kenya

0
Gaarisa (Hargeisa Press) - Kooxda al-Shabaab ayaa weerartay oo burburisey xarun isgaadhsiineed oo ku taalay aagga degaanka Korakora, oo katirsan Gobolka Gaarisa. Dadka deegaanka ayaa...