Somaliland: Guddida Wanaag-farista iyo Xumaan-reebtista oo Hawlgal ay Sameeyeen ku Xidhxidhay Dad Xaaraan Cunayey

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudida Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista Jamuuriyadda Somaliland, ayaa xidhay dad ay ku qabteen xaaraan ay u cunayeen maalinta bisha ramadaanta, kuwaasoo bulshada...

Guurka Lammaanaha Da’doodu Kala Weyn Tahay Iyo Saamaynta Caafimaad, Ma Dhabbaa In Qofka Qof...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Farqiga dhinaca da’da ah ee u dhaxeeya lammaanaha is guursada wax saamayn ah kuma laha caafimaadkooda, waxayna ka mid tahay khuraafaatka ay...

Shirkadda TELESOM Oo si Weyn uga Dhex Muqaatey Carwaddii 8-aad ee Ganacsiga Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa wacdaro weyn ka dhigtay carwadda 8-aad ee ganacsiga Somaliland, oo ka Sabtidii lagu soo...

Weftigii Safiirka Finland U Fadhiya Dalka Kenya Oo Somaliland Intii Ay Ku Sugnayd Soo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Weftigii ay hogaaminaysay Safiirka  finland u fadhiya dalka kenya mrs TARJA FERNANDES oo booqasho dhawaan ku timi jamhuuriyadda somaliland ayaa kullano ay...

Dil Laba Qof oo Soomaali Ah Loogu Geystay Mareykanka

0
Washington (Hargeisa Press) – Warar dheeraad ah, ayaa ka soo baxaya laba nin oo Soomaali ah, kuwaa oo saacadihii la soo dhaafay si isku...

Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland oo Dib U habayn Ku Samaysay Bariijka Labaad...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland oo kaa shanaysa Hay’adda Horumarinta Wadooyinka ee  (RDA) ayaa  Dayactir  ku samaysay Biriijka 2-aad ee...

Taliska Booliska Somaliland oo War Deg Deg Ah Ka Soo Saaray Xiisada Wiilkii Lagu...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Taliska ciidamada Booliska Somaliland ayaa goordhoweyd war ka soo saaray xiisada ka dhalatay Wiil lagu dilay magaalada Wajaale iyo Haweenay ay...

Somaliland: Siilaanyo oo Dacaayad ku Tilmaamay in uu ka Tanaasulay Musharaxnimadiisii + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa beeniyey warar sheegaya inuu ka tanaasulay inuu isa soo sharaxayo doorashadda dambe ee madaxweyneimo oo...

Somaliland: Wasiirka Diinta iyo Awqaafka Oo Shaaciyay Bilashada Shuwaal iyo Ciidal Fidriga

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa xaqiijiyay in bisha Shuwaal laga arkay degaanno ka mid ah Somaliland, sidaas...

Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Oo Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Ku Tilmaamay Danbiil...

0
Hargeysa ,(HargeisaPress) —Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana kasoo jeeda gobolka Sool ayaa kasoo horjeestay talaabadii ay...