Natiijada Doorashadii Golayaasha Deegaanka Ee Wadanka Finland Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Magacyada Xildhibaanada Somalida Ah Ee Kusoo Baxday Doorashadaasi

0
998

HELSINKI, (HargeisaPress) —Waxa habeenimadii xalay ahayd lagu dhawaaqay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka ee wadanka Finland oo ay u tartamayeen in ka badan 1500 oo xildhibaan.

Waxaana doorashadaasi xildhibaanadii kusoo baxay kamid ah xildhibaano Somali ah oo qaarkood ay kasoo jeedaan wadanka Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here