“Waxaanu qabanay madax dhaqameed fara badan oo dhibaato ku hayay beelaha”…

0
Hargaysa (HP): Badhasaab ku-xigeenka gobolka Maroodijeex Khadar Baaruud Cumar, ayaa shaaciyay in liiska madax dhaqameedka ka saareen cuqaal fara badan oo sifo shuruucda dalka...

Waddo 2KM Oo Laga Dhagax Dhigay Xaafadda Burco Ka Tirsan

0
Burco (HP): Maamulka dawladda hoose ee Burco, xildhibaano ka tirsan golaha Guurtidda iyo masuuliyiin ka socday hay’adda ARC ayaa maanta si wada jira u...

Maamulka Wajaale Oo Fuliyay Ol’ole Lagu Banaynayo Waddooyin Xidhmay

0
Tog-Wajaale (HP): Maamulka magaaladda Tog-wajaale ayaa saaka ol’ole suuqyadda magaaladaasi ka fuliyay hawl-gallo lagu sameeyay dhismeyaasha iyo meheradaha ganacsi ee wadooyinka soo galay. Ol’olahaasi ayay...

Soomaaliya iyo WFP oo Heshiis Kala Saxeexday

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Dowladda Soomaaliya iyo Barnaamijka Cuntada Aduunka ee loo soo gaabiyo (WFP) ayaa kala saxeexday heshiis is faham ah kaas oo Soomaaliya...

Dowladda Itoobiya oo War Ka Soo Saartay Raali-gelintii Farmaajo Siiyay Somaliland

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya ayaa ka hadashay raali-gelintii uu Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya uu dhowaan ka bixiyey xasuuqii dawladii Siyaad...

Xarun Caafimaad oo Ku Taalla Hargeysa oo Gubatay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Abaaro 2:45 ee habeenimadii xalay ayaa dab xooggan ka kacay goobta sawirrada Caafimaadka ee Hayat Diagnostic Centre, dabkan oo ahaa...

Al-shabaab oo Lagala Wareegay Adhi Gaadhaya 400 oo Neef

0
Maxaas (Hargeisa Press) – Ciidammada Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay kooxda Al-shabaab kala wareegeen Xoolo gaadhaya 400 oo neef, kuwaasi...

Dhul-Gariir Ka Dhacay Turkiga oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac

0
Ankara (Hargeisa Press)- Ugu Yaraan 7 Qof ayaa ku geeriyooday, 5 kalena way ku dhaawacmeen Dhul-gariir ka dhacay Gobolka Xuduudka ku yaalla ee Van. Dhul-gariirkan...

Hargaysa: Buug Laga Qoray Suugaantii Abwaan Cismaan Askari

0
Hargaysa (HP): Buug laga qoray suugaantii iyo taariikhdii ALLE ha u naxariistee abwaankii caanka ahaa ee Cismaan Aadan Xuseen (Cismaan Askari), ayaa xalay lagu...

Faysal Cali Waraabe: “Muuse Biixi Wuxuu Doonayaa Xisbiyo Yaryar oo Bilaa Sharciya Inuu Sameysto”

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweyne Biixi, isagoona sheegay in Hadalka madaxweyne Muuse Biixi uu...