“Waa dambi in Jaamacadihii noqdaan Tukaan “ Xildhibaan Siciid

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mida Mudanaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa naqdiyay Jaamacada Dawlada maamusho. Siciid Maxamed Cilmi ooo Maanta ka qayb galay...

Xildhibaan si Adag ugu Jawaabay Xisbiyada UCID iyo WADDANI Soona Dhaweeyay Furista Ururada Siyaasadda

0
Hargaysa (HargeisaPress):- Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa si adag uga jawaabay hadalo ka soo yeedhay labada guddoomiye xisbi...

Jaaliyada Somaliland Ee Wadanka Netherlands oo Kulan Ka Yeeshay Sidii Ay U Dar-dar Gelin...

0
Utrecht (Hargeisa Press)- Jaaliyada reer Somaliland ee wadanka Netherlands ayaa waxa ay kulan ay kaga tashanaayaan hawlaha jaaliyad ahaan ku yeeshay magalada Utrecht . Waxaana...

Filim Cusub oo La Magac Baxay “Shil-Jacayl” oo Lagu Soo Bandhigay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland. Md Saleebaan Yuusuf  Cali Koore ayaa maanta daah-furey Film cusub oo la magac baxay Shil Jacayl. Munaasibada daah-furay...

“Waxaanu qabanay madax dhaqameed fara badan oo dhibaato ku hayay beelaha”…

0
Hargaysa (HP): Badhasaab ku-xigeenka gobolka Maroodijeex Khadar Baaruud Cumar, ayaa shaaciyay in liiska madax dhaqameedka ka saareen cuqaal fara badan oo sifo shuruucda dalka...

Waddo 2KM Oo Laga Dhagax Dhigay Xaafadda Burco Ka Tirsan

0
Burco (HP): Maamulka dawladda hoose ee Burco, xildhibaano ka tirsan golaha Guurtidda iyo masuuliyiin ka socday hay’adda ARC ayaa maanta si wada jira u...

Maamulka Wajaale Oo Fuliyay Ol’ole Lagu Banaynayo Waddooyin Xidhmay

0
Tog-Wajaale (HP): Maamulka magaaladda Tog-wajaale ayaa saaka ol’ole suuqyadda magaaladaasi ka fuliyay hawl-gallo lagu sameeyay dhismeyaasha iyo meheradaha ganacsi ee wadooyinka soo galay. Ol’olahaasi ayay...

Soomaaliya iyo WFP oo Heshiis Kala Saxeexday

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Dowladda Soomaaliya iyo Barnaamijka Cuntada Aduunka ee loo soo gaabiyo (WFP) ayaa kala saxeexday heshiis is faham ah kaas oo Soomaaliya...

Dowladda Itoobiya oo War Ka Soo Saartay Raali-gelintii Farmaajo Siiyay Somaliland

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya ayaa ka hadashay raali-gelintii uu Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya uu dhowaan ka bixiyey xasuuqii dawladii Siyaad...

Xarun Caafimaad oo Ku Taalla Hargeysa oo Gubatay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Abaaro 2:45 ee habeenimadii xalay ayaa dab xooggan ka kacay goobta sawirrada Caafimaadka ee Hayat Diagnostic Centre, dabkan oo ahaa...