Hargaysa: Buug Laga Qoray Suugaantii Abwaan Cismaan Askari

0
1762

Hargaysa (HP): Buug laga qoray suugaantii iyo taariikhdii ALLE ha u naxariistee abwaankii caanka ahaa ee Cismaan Aadan Xuseen (Cismaan Askari), ayaa xalay lagu qabtay hudheelka Maansoor ee magaaladda Hargaysa.

Waxaana munaasibadaasi ka soo qayb galay madaxweynaha ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), xubno ka tirsan golaha wasiirrada, siyaasiyiin, qoreyaal, abwaano iyo dadweyne kale.

Buugan oo ay qoray Khadar Xuseen Daahir, ayaa lagu soo ururiyay qaybaha kala duwan ee Bad-weyntii suugaaneed ee abwaan Cismaan Askari, iyo doorkii faca weynaa ee ay curintiisu kaga jirtay fanka Soomaalida oo dhan.

Daawo: Hadaladii Laga Jeediyay Bandhiga Buugaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here