Maxaa is bedelay booqashadii 1aad ee Erdogan kadib?

0
Booqashadii Ragep Dayib Erdogan ee 19 August 2011, waxay horseeday isbedel muuqda iyo horumar la taaban karo, waxay noqotay maalin ku wayn taariikhda Soomaaliya,...

Somaliland: Barnaamij Lagu Hubinayo Casriyaynta Xogta Cod-bixiyaha

0
Hargaysa (HP): Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta soo bandhigay barnaamij lagu hubinayo casriyaynta xogta codbixiyeyaasha. Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaana daah-furay Barnaamijkaaai...

Somaliland oo Ka Qayb-gashay Bandhig-dhaqameed Ka Dhacay Dalka Eswatini

0
Mbabane (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud, oo safar shaqo ku jooga dalka...

Daawo Muuqaal: Wasiir ku Xigeenka amniga iyo Taliyaha Booliska oo si wada jira uga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiir ku Xigeenka amniga iyo Taliyaha Booliska Somaliland ayaa si wada jira uga hadlay Arimaha Amaanka Dalka Halkan ka Daawo [youtube https://www.youtube.com/watch?v=EKQ_uvsdwlo]     Hargeisa Press News...

Madaxweynaha Somaliland oo Tababar U Soo Xidhay Ciidan Cusub

0
Mandheera (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu maanta tababar u soo xidhay ciidan cusub, kuwaasi oo dhamaystay tababar muddo u...

Qarax Dhimasho Sababay oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Sanaag

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Qarax xoogan oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, ayaa waxaa uu oo ka dhacay deegaanka Milxo oo hoos taga...

Safiirka Shiinaha Ee Muqdisho oo Kordhiyey Fariimaha Adag Ee Uu Warbaahinta U Mariyo Taiwan

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Dowladda Shiinaha ayaa sii wadda Farriimaha adag ee Hawada u marinayso Taiwan, tan iyo markii ay xidhiidhka diblumaasiyadeed la samaysatay...

Xisbiyada Qaranku Maxay Kaga Duwanaayeen Ururada Siyaasada..!. Mohamed Gacayte

0
UCID: Ma Xisbi Qaran Buu Ahaa Mise Urur Siyaasadeed?  Siyaasi Maxamed Aadan Gacayte kana mid ah masuuliyiinta Xisbiga Ucid ayaa sharaxaad dheer ka bixiyay...

Wasiirka Wasaarada Shaqo Galinta Soomaalilan Marwo Hinda Hirsi Jaamac Gaani Oo Ka Farxisay Haweenka...

0
Hargeisa,(HargeisaPress)—Wasiirka Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Soomaaliland Waxay Door Muhiima Ka Gadhay Iney Haweenka Soomaaliland Helaan Xaq Iyo Iney Helaan Kootada Ay Haweenku...

Nuxurka Waraysi Ay Warbaahinta Gulf News La Yeelatay Madaxweyne Biixi Iyo Qodobada Uu Diiradda...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Warbaahinta Gulf News ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa shalay daabacday waraysi ay la yeesheen Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi. Waraysiga oo uu madaxweynuhu...