Wasiirka Wasaarada Shaqo Galinta Soomaalilan Marwo Hinda Hirsi Jaamac Gaani Oo Ka Farxisay Haweenka Soomaalilad

0
910
Hargeisa,(HargeisaPress)—Wasiirka Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Soomaaliland Waxay Door Muhiima Ka Gadhay Iney Haweenka Soomaaliland Helaan Xaq Iyo Iney Helaan Kootada Ay Haweenku Ku Yeelan Lahaayen Siyaasada Soomaaliland Waana Mid Ay Haweenka Soomaaliland Ay Mahadiyeen Waxaana Ay Wasiiradu Intii Ay La Wareegtay Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Soomaaliland Ay Qabatay Horumaro Balaadhan Oo La Xidhiidha Caawinta Shacabka Soomaaliland Ee Jilicda San Daryeelida Caruurta Bilaa Waalidka Ah Iyo Horumarinta Qoyasaska U Baahan Gar Gaar Qaran Iyo Shacab Ahaan Waxa Kale Oo Ay Wasiiaradu Fulisay Mudadii Ay Joogtay Dayac Tiro Iyo Dar Yeel ;La Xidhiidha Aasaska Dhaqanka Soomaalida Ee Sii Naaqusmaya Waxa Kale Oo Xusid Mudan In Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Soomaaliland Aya Ahaato Mid Mar Walba Ka Jawaabta Baahiyaha Aasasiga U Ah Bulshada Waana ,Abaal Ay Mahadiyeen Haweenka Soomaaliland Waxa Kale Oo Ay indha Caalamka Soo Jiiday Sida Hufnaanta Iyo Milgonimadu Ku Jirto Ee Wasaradu Ay Uga Dabaalatay Iney Kumanaankun Oo Ciyaala Oo Bilaa Waalida Ay Ku Guulaysato Daryeelkooda Iyo Ilaalintooda Xaalada Caafimaad Waxaana Xusid Mudan In Wadaaradu Ay Mar Walba La Tacaalayso iLaalinta Haweeenka Iyo Shacabka Soomaaliland Ee Baahan Aan Haysan Hiil Iyo Garab Balse Haysta Qaran Mar Walba Ka Jawaaba Baahidooda Ay Tabayaan Hiilna U Ah Nafta Dadkaa Jilicda San Waana Yoolka Ay Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Horumarinayso Haweenka Soomaaliland HargeisaPress.com Reporter Suxufi Khaalid Mahamed Daahir Gabiley OFFICE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here