Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Eedo Uga Yimid Jabuuti, Sheegtayna In Ay Gacanta Ku Hayso Sedex Qof Oo Laga Shakisan Yahay Coronavirus!

0
464

Hargeysa,(HargeısaPress)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland ahna gudoomiyaha gudida ka hortaga xanuunka coronavirus ayaa ka hadlay xaalada guud ee somaliland iyo tirada dadka looga shakisan yahay ee laga baadhayo caabuqa coronavirus

Sidoo kale xukuumada somaliland ayaa jawaab ka bixisay eedo ay jbauuti usoo jeedisay somaliland taasi oo sheegtay in sedex qof oo dhinaca somaliland kasoo galay laga helay caabuqa coronavirus

Dhanka somaliland ayaa sheegtay in ay gacanta ku hayso sedex qof oo xuduuda lawyo cado kasoo talaabay oo laga baadhayo canuunka coronavirus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here