Ceel-Afweyn: Booliska Oo Ka Hadlay Dil Xalay Ka Dhacay Fadhi-gaab

0
760

Ceerigaabo (HP): Taliska qaybta ciidanka booliska  gobolka Sanaag ayaa ka hadlay dil xalay ka dhacay deegaanka loo yaqaano Fadhi-gaab oo ka tirsan degmadda Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag.

Dilka xalay ka dhacay Fadhi-gaab oo ay gaysteen dabley aan weli haybtoodda la aqoonsan waxaa ku dhintay hal qof  mid kale-na ku dhaawacmay.

Taliyaha qaybta booliska Sanaag oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Ceerigaabo ayaa sheegay  in isla xalayba ay ciidamadu ka hawl-galeen dhacdadaasi iyo cidii ka danbaysay.

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here