Naftiisa Ayuu Halis U Geliyey Si Uu U Badbaadiyo Nafo Kale. WQ: Cabdishakuur Muxumed...

0
Waxa uu mar qudha qaatay go’aan halis badan oo aan ka noqosho lahayn. Waxa uu damiirkiisu siin waayey inay hortiisa ku dhintaan nafo isaga...

Xukuumada Farmaajo oo Laga Dalbaday Inay Garowshiyo Ka Bixiso Dhibaatooyinkii Dowladii Siyaad Bare Ka...

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya u soo jeediyay in garowshiyo ka bixiso dhibaatooyinkii ay dawladii kacaanka Soomaaliya ee Maxamed...

Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan La Qaatay Isuduwayaasha Laamaha kala Duwan Ee Gobolka Gabiley...

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi Deeqsame ayaa saaka subaxnimadii la qaatay shir ka mid ah shirarkiisa caadiga ahaa ee uu la...

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Magacaabay Masuul Cusub

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha Golaha wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi (Cirro) ayaa dhawaan u magacaabay Suleymaan Cabdisitaar Dubad Agaasimaha Waaxda Cilmibaadhista, Laybareeriga iyo Xogta ee...

Daawo Muuqaal: Dr Maxamed C/Laahi Cumar Oo Luuqad Adag Iskaga Difaacay Eedo Wasiirka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — “Waxaan Cadaynayaa inaanay jirin haba-yaraatee, isagaa haa iyo maya laga wada hayaa Wasiir Xirsi, waxa muuqata in Xirsi uu dawladdan jirta...

Dibadbax looga horjeedo dilkii Taliyihii Qaybta Gobolka Saaxil oo Maanta ka dhacay Ceerigaabo +...

0
Ceerigaabo, (HargeisaPress) —Bannaan-bax looga Hor-jeeday dilkii Taliyihii Qaybta Booliiska Gobolka Saaxil, C/risaaq Caseyr ayaa maanta ka dhacday Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag oo...

Xiisaha Lafa-gurka Gobannimo Tv iyo Somaliland Waxa Kala Gudboon Heshiiska Qadar iyo Sucuudiga

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Sucuudiga iyo Dalalka Xulafada la ah ee Imaaraatka Carabta, Baxreyn iyo Masar, ayaa xidhiidhka u jaray Qadar oo ay ku...

Kiisas Cusub Oo Caabuqa Covid-19 Oo Somaliland Laga Helay

0
Boorama (Hargeisa Press): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in baadhitaano la sameeyay saddexdii maalmood ee u danbeeyay dalka laga helay in la helay kiisas...

Guddoomiyaha KULMIYE oo soo Dhaweeyey Go’aanka Golaha Guurtida ee Muddo-kordhinta

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweeyey go’aanka Golaha Guurtida Somaliland muddada ugu...

Wasiirka Kalluumaysiga Oo Ka Hadlay Jabhad Lagaga Dhawaaqay Gobalkiisa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Jamhuuriyadda Somaliland  Cali Jaamac Faarax (Buureed), ayaa ka hadlay Jabhada lagaga dhawaaqay  Deegaanka Laasqoray, waxaanu sheegay in...