Xukuumada Farmaajo oo Laga Dalbaday Inay Garowshiyo Ka Bixiso Dhibaatooyinkii Dowladii Siyaad Bare Ka Gaysatay Somaliland

0
1023

Muqdisho (Hargeisa Press)- Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya u soo jeediyay in garowshiyo ka bixiso dhibaatooyinkii ay dawladii kacaanka Soomaaliya ee Maxamed Siyaad Barre ka gasyatay Somaliland.

Waxa ay golaha Abwaanada Soomaaliyeed sidan ku sheegeen kadib kulan ay la yesheen guddiga wadahadalada iyo dhab u heshiisiinta dawlada federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.

Golaha Abwaanada ayaa sheegay in wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya laga fogeeyo waxkasta oo xanaf leh oo wax u dhimi kara wadajirka iyo walaaltinimada labada dawladood.

Warmurtiyeedka ka soo baxay kulanka hoos ka akhriso

Image may contain: text

Hargeisa Press Desk/Muqdisho Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here