Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo sheegtay in 29 qof laga helay Covid-19, 48-kii saacadood ee...

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Wasaaradda horumarinta caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay in 29 qof laga helay xannuunka Covid-19, 48 saacadood ee u dambeeyey, iyada oo aanay jirin...

Ururka Jaamacadda Carabta oo Ka Hadashay Wada-hadalladii Dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ururka jaamacadda Carabta ayaa ka hadlay wadahadaladii dhowaan dalka Jabuuti ku dhexmray dalalka Somaliland iyo Soomaaliya. Axmed Abuu Al-Qeyd oo ah...

WHO oo Ka Digtay Khafiifinta Xayiraadaha Coronavirus

0
Geneva (Hargeisa Press)- Madaxa hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digay in xilligan la debciyo xayiraadaha ay dalalka soo rogeen Fayraska Covid-19 awgii,...

Barnaamijka Dooda BBC-da oo Lagu Faaqiday Wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya Ku Dhexmaray Jabuuti iyo...

0
Nairobi (Hargeisa Press)- Barnaamaijka doodda Jimcha maanta ee BBC-da ayaa waxaa lagu faaqiday wadahadalladii Somaliland iyo Soomaaliya ku dhexmraya dalka Jabuuti. Waxaana barnaamijka dooda si...

Maxaynu ka Faa’iidnay Gar-naqsigii Fagaaraha Wadahadalka? Faallo Cumar Maxamed Faarax

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wax badan oo aynu ka baranay ayaa jira. Kuwaas oo u baahan in fursado loo beddelo. Waa bilowgii guul aynu Madal markhaati...

Wariye Yuusuf Jaamac oo Mudo Sadex Cisho Sifo Sharci Daro Ah Ugu Xidhan Xarunta...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wariye Yuusuf Jaamac Xirsi oo ka mid ah weriyayaasha ka hawlgala magaalada Hargeysa, ayaa waxaa uu mudo sadex cisho ah sifo...

Maayar Cidin Oo U Bushaareeyay Bulshadda Reer Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press): Maayarka magaaladda Berbera C/shakuur  Maxamuud Cidin, ayaa shaaciyay in bulshadda magaaladaasi ay dhawaan heli doonaan Laydh qiimihiisu aad u qaban yahay. Kadib...

Somaliland iyo Itoobiya oo Iska Kaashanaya Dhismaha Wado Isku Xidhi Doonta Labada Dal

0
Salaxley (Hargeisa Press)- Dowladdaha Somaliland iyo Itoobiya ayaa waxaa ay iska kaashanayaan dhismaha wado isku xidho doonta deegaanada Ina Guuxaa iyo Awaare. Shir ay isugu...

Warbixin Laga Diyaariyay Horumarka Ka Tisqaaday Magaaladda Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sanadihii u danbeeyay waxay ku talabsatay horumar aad u weyn oo muudqa oo  dhinacyo kala...
Magaalada Buuhoodle

Xukuumada Somaliland oo Xalisay Colaad U Dhaxeysay Beelo Wada Dega Buuhoodle

0
Buuhoodle (Hargeisa Press)— Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay ku guuleystay xalinta iyo soo afjarista colaad mudo ka dhex oogneyd laba beelood oo wada dega magaalada...