Barnaamijka Dooda BBC-da oo Lagu Faaqiday Wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya Ku Dhexmaray Jabuuti iyo caqabadaha Horyaala Hirgalinta Qodobadii Ka Soo Baxay

0
1825

Nairobi (Hargeisa Press)- Barnaamaijka doodda Jimcha maanta ee BBC-da ayaa waxaa lagu faaqiday wadahadalladii Somaliland iyo Soomaaliya ku dhexmraya dalka Jabuuti.

Waxaana barnaamijka dooda si gaar ah loogu faaqiday qodobbadii ka soo baxay wadahadaladaasi iyo caqabadaha horyaala hirgalinta qodobbadaas.

Barnaamijka dooda waxaa ka qayb galay Guddoomiye ku xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, Sharmaarke Garaad Saleebaan oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya iyo Cabdirashiid Xaashi oo ka tirsan maxadka daraasaadka ee Hiriteg.

Hoos ka daawo muuqaalka dooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here