Xisbiga KULMIYE oo Aqbalay Murrashaxnimada Aqoonyahan Cabdiqaadir Camash oo u tartamaya golaha deegaanka Gabiley...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa si rasmi ah u aqbalay murrashaxnimada Aqoonyahan Cabdiqaadir Muxumed Guuleed Camash oo u tartami doona golaha deegaanka ee...

UK oo ku biirtay Dowlado doonaya inay Saldhigyo Millateri ka furtaan Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wargeyska  Daily Nation ee ka soo baxa Kenya ayaa qoray  in dawladda UK ay ku soo biirtay  dalalka Imaaraadka carabta oo saldhig...

Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Soo Saartay Jadwalka Natiijada Doorashada

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa waxaa ay maanta soo saartay jadwalka rasmiga ah ee ansixinta natiijada doorashada Goleyaasha Deegaanka ee...

Dhoobo-daareed: Madaxweyne Deni Wuxuu Muqdisho U Joogaa Fulinta Danaha Imaaradka

0
Garoowe (Hargeisa Press) — Guddoomiyihii hore ee barlamaanka maamul goboleedka Puntland, Cabdixakiin Dhoobo Daareed, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu fuliyo danaha Imaaraatku ka...

Canada: Soomaaligii Ugu Horreeyay oo Ka Mid Noqday Baarlamaanka Gobolka Nova Scotia

0
Toronto (Hargeisa Press) – Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo...

Somaliland: War-murtiyeed Laga Soo Saaray Xeerka Xuquuqda Caruurta

0
Hargeisa (HP): Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL ayaa maanta soo gebagebaysa xeerka ilaalinta xuquuqda caruurta. Kulan xeerkaasi lahu faaqidayay oo laba maalmood ka...

Laanta Socdaalka Gobalka Gabiley Oo Gacanta Ku soo Dhigay Tahriibayaashii Ugu Badnaa Ee U...

0
Gabiley,(HargeisaPress) — Ciidanka Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley ayaa maanta gacanta kusoo dhigey tahriibyaal u dhashey dalka Itoobiya, oo isugu jira rag iyo dumar islamarkaana,...

Ceel-Afweyn: Guddiga Nabadaynta Beelaha Oo Go’aamo Soo Saaray

0
Ceel-Afweyn (Hargeisa Press): Ergadda guddiga xukuumadda Somaliland ka socda ee hawlaha nabadaynta u jooga gobolka Sanaag ayaa go'aamo ka soo saaray laba beelood oo...

Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Xarunta Agoomaha Gabiley Oo Gaadhsiisay Deeq

0
Gabiley, (HargeisaPress) — Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Xarunta Agoomaha Gabiley Oo Gaadhsiisay Agab Kale Duwan Oo Iskugu Jira Sariiro , Furaashyo...

Somaliland: Maxkamadda Sare oo Qaab Sulux Lagu Wada Qancay ku soo Afjartay Guri la...

0
“Waxa jira dad hantiilayaal ah oo haddana faqiir ah oo aan manaafacaadsan karin hantidooda oo dacwado ka taagan yihiin, Maxkamaduhuna xayiraad saareen, markaa waxa...