Ceel-Afweyn: Guddiga Nabadaynta Beelaha Oo Go’aamo Soo Saaray

0
697

Ceel-Afweyn (Hargeisa Press): Ergadda guddiga xukuumadda Somaliland ka socda ee hawlaha nabadaynta u jooga gobolka Sanaag ayaa go’aamo ka soo saaray laba beelood oo hore shaqaaqo u dhexmartay.
Xubnaha ka socda xukuumadda oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha ayaa muddo 4 bilood ah hawlaha nabadaynta beelaha u jooga degmadda Ceel-Afweyn.
Wasiir Maxamed Kaahin Axmed, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Ceel-Afweyn ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobadda go’aamadda ay beelaha dul dhigeen.

Daawo: Wasiirka Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here