Sahra Axmed Jaamac oo Hargeysa ku geeriyootay iyo Qayb ka mid ah Taariikhdeeda Qofeed...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Alla ha u naxariisto Fanaanadda caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo fanka ku jirtay nusqarni kana mid ahayd foolaadka fanka iyo dhaqanka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilka Qaadis iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xukumaddiisa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa isku shaadhayn ku sameeyay golihiisa wasiirada iyo hay’addaha kale ee dawladda, kuwaasi oo xilal...

Shirkadda Diyaaradaha Kenya Airways oo joojinaysa duulimadyadeedii dalalka Liberia & Sierra Leone

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Shirkadda diyaaradaha Kenya ee Kenya Airways ayaa ku dhawaaqday maanta inay joojinayso duulimaadyadii ay ku tegi jirtay Manrovia oo ah caasimadda dalka...

“Waxaa jirta Abaar aad u daran Ceelashii way gudheen Berkadihiina biyo-ba ma”…...

0
Taleex (HP): Guddoomiye ku-xigeenka haayadda ka hor taga aafooyinka iyo kaydka raashinak qaranka ee Somaliland Faysal Jaamac Xawte, ayaa sheegay in abaar iyo biyo...

Wasiirada Madaxtooyada,Duulista Iyo Warfaafinta Ayaa Ka Hadlay Airmo Ku Saabsan Saldhiga Milatari Ee Berbera...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirada Madaxtooyada iyo Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka ayaa safar shaqo ugu baxay Dalka Itoobiya, Wasiirada ayaa ka hor intaanay ka dhoofin Gagida...

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Kormeer, Dhagax Dhig Iyo Furitaan Ka Fuliyey Cusbitaalka Guud...

0
Hargeysa ,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu socod lug ah ku tegay cusbitaalka guud ee hargeysa isagoo kormeeray xaruntii hore...

CPA Oo Warbixin Ka Soo Saaray Khilaafka Siyaasadeed ee Somaliland

0
Hargaysa (HP): Machadka daraasaadka siyaasada ee CPA ee xaruntiisu tahay Hargeysa, ayaa soo jeediyay in dhexdhexaadin lagu dhameeyo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya xukuumadda...

Dad Ajaanib Ah oo Maanta Laga Raafay Magaalada Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) –Ciidanka Booliska Somalilanda ayaa saaka magaalada ka qabqabanayey Oromadda aan sharciga ku soo galin ee wadooyinka dawarsada iyo kuwo ka shaqaysta...

Wefti Wasiirro ah Oo Gaadhay Gobolka Sool

0
Laascaanood (HP): Wefti wasiirro ah oo tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta safar shaqo ugu baxay gobolka Sool. Weftigaasi ayay u jeedada...

Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Oo Maanta Ka Qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Iyo Qodobada Laga Wada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkii todobaadlaha ahaa ee golaha xukuumadda oo tirsigiisu ahaa 199,  ayaa maanta oo ah 23-June-2016, ku qabsoomay hoolka shirarka ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda...