Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Xarunta Agoomaha Gabiley Oo Gaadhsiisay Deeq

0
1010

Gabiley, (HargeisaPress) — Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Xarunta Agoomaha Gabiley Oo Gaadhsiisay Agab Kale Duwan Oo Iskugu Jira Sariiro , Furaashyo Iyo Qalab Waxbarasho , Filsan Xuseen Khaliif oo ka socodtay wasaarada shaqada iyo arimaha ayaa gudoonsiisay qalabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here