Somaliland: War-murtiyeed Laga Soo Saaray Xeerka Xuquuqda Caruurta

0
361

Hargeisa (HP): Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL ayaa maanta soo gebagebaysa xeerka ilaalinta xuquuqda caruurta.


Kulan xeerkaasi lahu faaqidayay oo laba maalmood ka socday Hargaysa, ayaa lagu falan qeeyay muhiimadda uu leeyahay xeerkaasi, iyo baahidda loo qabo.

Waxaana mudadii ay socotay doodda xeerkaasi ay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiinta qaranku si qoto dheer u dul istaageen, muhiimada xeerkani leeyahay.


Ugu danbayn waxaa soo gebagabaynta xeerkaasi lagu soo afmeeray bayaan ka kooban 5 qodob oo waaweyn.

Bayaankan laga soo saaray xeerka xuquuqda caruurta ayaa lagu tilmaamay inuu saldhig u noqon doona fulinta xeerkan.


DAAWO: War-murtiyeedkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here