Haayad Maxali ah Oo Biyo Ku Caawisay Barokaceyaasha Burco

0
Burco (Hargeisa Press): Haayada maxaliga ah ee EWADO ayaa maanya caawimo gaadhsiisay qoysas barokaceyaal ah oo degan xaafadaha magaaladda Burco. Caawimadaasi oo ahayd Booyado biyo...

Sool: Qalab Caafimaad Oo La Gaadhsiiyay Boocame

0
Boocame (Hargeisa Press): Maayarka degmadda Boocame oo ka tirsan gobolka Sool Faarax Cali Maxamed, ayaa maanta qalab kala duwan gaadhsiiyay deegaanka Karin-karfood. Agabkaasi ayaa isugu...

Madax-dhaqameedka Muqdisho oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Si Deg Deg Ah U Sii Dayso...

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Odayaasha magaalada Muqdisho ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in si deg deg ah u sii...

WADDANI oo Sheegay In Khaladaad Uu Madaxweyne Biixi Sameeyay Ay Dhabaha U Xaadhayso Inay...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa aad u dhaliilay hoggaaminta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Xisbiga WADDANI ayaa sheegay in jidka...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Is Fahan Waaga Doorashooyinka, Hal Arina Uga Digay Shacabka

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada...

Itoobiya oo Saldhig Weyn AMISOM Ka Siisay Magaalada Jigjiga

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku guuleystay dadaal uu waday muddooyinkii la soo dhaafay, isaga oo saldhig cusub ciidamada...

Madaxweyne Biixi oo Wasiirkiisa Arrimaha Dibedda U Diray Turkiga & Qodobbada Dawladda Ankara Ay...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa wasiirkiisa arrimaha Dibedda Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) u diray dalka Turkiga. Sida ay...

Somaliland: Wasiir Toorno Oo Mamnuucay Lacago Laga Qaado Ardayda

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka waxbarashadda iyo sayniska ee Somaliland ayaa soo saartay tallaabooyin iyo shuruuc lagu mamnuucayo lacago sharci darro ah oo ay dugsiyadda...

Barashadda Computer-ka Oo Lagu Soo Kordhiyay Dugsiga Muuse Yuusuf Ee Laascaanood

0
Laascaanood (HP): Dugsiga sare ee Muuse Yuusuf ee magaaladda Laascaanood ayaa Maadooyinka waxbarasho ee uu bixiyo ku soo kordhiyay barashadda computer-ka. Badhasaabka gobolka Sool iyo...

Wasaaradda Beeraha Oo Lagu Dhaliilay In Ay Ka Gaabisay Buufinta Ayaxa

0
Hargaysa (HP): Bulshadda ku nool deegaamadda Jaleello iyo Xunbo-weyne ee gobolka Maroodijeex ayaa ku dhaliilay wasaaradda beeraha Somaliland in ay ka gaabisay la dagaalanka...