Sool: Qalab Caafimaad Oo La Gaadhsiiyay Boocame

0
570

Boocame (Hargeisa Press): Maayarka degmadda Boocame oo ka tirsan gobolka Sool Faarax Cali Maxamed, ayaa maanta qalab kala duwan gaadhsiiyay deegaanka Karin-karfood.
Agabkaasi ayaa isugu jiray qalanka korontadda lagaga dhaliyo tamarta Cadceedda iyo qalab caafimaad oo wasaarada caafimaadka Somaliland ee gobolka Sool ay hore ugu caawisay.


Waxaanu maayarka Boocame qalabkaasi ku wareejiyay masuuliyiinta caafimaadka ee deegaanka Karin-karfood.Waxaanay masuuliyiintaasi u mahad celiyeen wasaarada caafimaadka Somaliland gaar ahaana isuduwaha wasaarada ee gobolka Sool Dr. Maxamed Xaaji Khaliif.
Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here