Haayad Maxali ah Oo Biyo Ku Caawisay Barokaceyaasha Burco

0
511

Burco (Hargeisa Press): Haayada maxaliga ah ee EWADO ayaa maanya caawimo gaadhsiisay qoysas barokaceyaal ah oo degan xaafadaha magaaladda Burco.
Caawimadaasi oo ahayd Booyado biyo ah ayay haayadu ugu tallo gashay in ay qoysaskan danyarta ah uga faa’iidaystaan munaasibadda Ciidda.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY