Badhasaabka Sool Oo Kormeeray Deegaamo Laba Beelood Shaqaaqo Ku Dhexmartay

0
Adhi-cadeeye (Hargeisa Press): Badhasaabka gobolka Sool oo ay wehelinayeen taliyaha qaybta booliska Sool iyo madax dhaqameed ayaa gaadhay deegaamadda Jidbaale iyo Adhi-cadeeye...

Berbera: Sadex Ruux oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi

0
Berbera (Hargeisa Press)- Ugu yaraan Saddex qof ayaa illaa inta imika la xaqiijiyay ku geeriyooday, halka tirro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen Shil...

Caqabad Cusub oo Soo Wajahday Wada-hadalladii Xiisadda Nile

0
Qaahira (Hargeisa Press) — Masar ayaa ku baaqday in la joojiyo wada-hadallada ay Ethiopia kala leedahay biyo-xidheenka weyn ee Addis-Ababa ay ka sameyneyso webiga Nile. Sudan...

Shir Lagu Soo Afjarayo Colaad Mudo U Dhaxaysay Laba Beelood oo Ka Furmay Degmada...

0
Saaxdheer (Hargeisa Press) – Waxa Gelinkii dambe ee maanta degmada Saax-dheer ee gobolka Sool ka furmay Shir-nabadeed u dhexeeya Beelaha walaalaha ah ee Hagar...

Qaraxyo Waa Weyn oo Gilgilay Magaalada Beirut

0
BEIRUT (Hargeisa Press) — Laba qarax oo waa weyn ayaa ruxay magaalada Beirut ee caasimadda Lebanon, kuwaas oo dhaawacay tobaneeyo qof, gilgilay dhismooyinka, islamarkaana qiic...

Taiwan Maxay Ka Tidhi Warbixin Lagu Sheegay Inay Somaliland Aqoonsanayso?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Af-hayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan, Joanne Ou ayaa ka gaabsatay in ay ka hadasho warbixin ay Somaliland ku sheegtay in...

Cabdikariin Axmed Mooge: Murashax-nimadaydu Waxay U Taagan Tahay Midnimo Dadka Reer Hargeysa Aan Dantooda...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasi Cabdikariin Axmed oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in uu u taagan yahay...

Dowladda Itoobiya oo Soo Magacowday Wakiilkeeda Cusub Ee Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya ayaa waxaa ay si rasmi ah u soo magacowday Wakiilkeeda cusub ee Somaliland. Dowladda Itoobiya ayaa Siciid Muxumed Jibriil u...

Soomaaliya: Diyaarad Sahay U Sidday Ciidammada Kenya oo Burburtay Saaka

0
Dhoobley (Hargeisa Press) – Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Millateriga Kenya ayaa ku dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose Soomaaliya. Diyaaraddan oo...

Wefti Ka Socda Dalka Shiinaha oo Lagu Wado Inay Soo Gaadhaan Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland, wefti ka socda Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ayaa lagu wadaa...