Sheekh Aadan Siiro oo Eedaymo Culus U Jeediyay Madaxweyne Biixi

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Sheekh Aadan Maxamuud Xiir (Sheekh Aadan Siiro) oo ka mid ah Culimada waa weyne ee Somaliland ayaa waxaa uu eedaymo culus...

Hargeysa iyo Magaalooyinka Kale Ee Somaliland oo Si Weyn Looga Ciiday

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Magaalada Hargeysa iyo magaalooyinka kale ee Somaliland ayaa maanta si weyn looga ciiday. Wadooyinka ayaa saxmad ahaa saaka magaalada Hargeysa, caruur iyo...

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Hargeysa Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Ciidal Adxada

0
Hargeisa (Hargeisa Press)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta  shacabka  ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qayb-galay tukashada salaadda ciidal Adxada. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan...

Guddoomiyaha Waddani Oo La Tukaday Dadweynaha Xaafadda Daami

0
Hargaysa (HP): Musharaxa madaxweynaha ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro, ayaa salaadda Ciidul-adxa la tukaday shacabka xaafadda Daami ee magaalada Hargaysa. Isagoo ay wehelinayeen masuuliyiin...

17 Qof oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Afgaanistaan, Xilli La Isu Diyaarinayay Munaasabadda...

0
Logar (Hargeisa Press)- Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay gobolka Logar ee dalka Afgaanistaan, xili la isku diyaarinayay munaasibada Ciidul...

Haayad Maxali ah Oo Biyo Ku Caawisay Barokaceyaasha Burco

0
Burco (Hargeisa Press): Haayada maxaliga ah ee EWADO ayaa maanya caawimo gaadhsiisay qoysas barokaceyaal ah oo degan xaafadaha magaaladda Burco. Caawimadaasi oo ahayd Booyado biyo...

Sool: Qalab Caafimaad Oo La Gaadhsiiyay Boocame

0
Boocame (Hargeisa Press): Maayarka degmadda Boocame oo ka tirsan gobolka Sool Faarax Cali Maxamed, ayaa maanta qalab kala duwan gaadhsiiyay deegaanka Karin-karfood. Agabkaasi ayaa isugu...

Madax-dhaqameedka Muqdisho oo Somaliland Ugu Baaqay Inay Si Deg Deg Ah U Sii Dayso...

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Odayaasha magaalada Muqdisho ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay in si deg deg ah u sii...

WADDANI oo Sheegay In Khaladaad Uu Madaxweyne Biixi Sameeyay Ay Dhabaha U Xaadhayso Inay...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa aad u dhaliilay hoggaaminta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Xisbiga WADDANI ayaa sheegay in jidka...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Is Fahan Waaga Doorashooyinka, Hal Arina Uga Digay Shacabka

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeeyey munaasibadda Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada...