Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Beesha Madigaan oo Shir Ay Ku Qabsadeen Gabiley ka Soo Saarey...

0
Gabiley,(HargeisaPess)- Warsaxaafadeed Kooban oo ay Ku Bayaamiyeen Qoddobo ay Kasoo Saareen, Kadib Markii ay Magaalada Gabiley ku Yeesheen Dhalinyarada,Waxgaradka,Iyo Aqoonyahanka Beesha Madigaan Shir ay...

“Waxaan amrayaa in 7 maalmood lagu baneeyo dariiqyadda suuqa”….

0
Hargaysa (HP): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa amar ku bixiyay in muddo todoba maalmood ah lagu baneeyo dariiqyadda dhex mara suuqa ganacsiga...

Somaliland Oo Tirro Koobaysa Dadweynaha Goboladda

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in ay tiro koob dadweyne ka samaynayaan lixda magaallo madax ee goboladda waaweyn ee dalka. Kharashka ku baxaya...

Xukuumadda oo Hakisay Soo Dejinta Qalabka Isgaadhsiinta

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay joojiso soo dejinta Qalabka Isgaadhsiinta ee dalka dibeddiisa laga keeno. War-saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda...

Dufcadii Todobaad Ee Ciidanka Dab-Demiska Oo Tababar Loo Soo Xidhay

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Dufcadii todobaad ee ciidamo ka tirsan Dab-demiska Somaliland ayaa maanta tababar loogu soo xidhay magaaladda Hargaysa. Ciidamadan tababarka dhamaystay ayaa ka kala...

Taiwan oo U Caddaysay Caalamka In Dalkooda iyo Somaliland Ay Istaahilaan Aqoonsi Caalamiya

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Dawladda Taiwan ayaa tallaabo weyn ku tilmaantay Wakiilka Somaliland Maxamed Xaaji Maxamuud oo Sabtidii gaadhay Taiwan. Qoraal ay maanta soo saartay Wasaaradda...

Golaha Wakiillada oo Bilaabay La Xisaabtanka Shirkadaha Laydhka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddi-hoosaadka Khayraadka ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Maanta isugu yeedhay Shirkadaha Laydhka siiya Xaafadaha Magaalada Hargeysa, ka dib markii Toddobaadyadii...

Wasiirka Warfaafinta oo Tabobar U Furay Qaar Ka Mid Ah Saxafiyiinta Ka Hawlgala Warbaahinta...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacy’gelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa qaar ka mida saxafiyiinta ka hawl gala caasimada Hargeysa...

Faransiiska iyo QM oo Qabanaya Shir Qaadhaan Loogu Gurayo Beirut

0
Beirut (Hargeisa Press)- Qaraxii weynaa ee baabiiyey magaalo madaxda Lubnaan Salaasadii ka dib, ayaa maanta oo Axad ah ay hogaamiyeyaasha dunidu qabanayaan shir ay...

Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Oo Ku Dhawaaqey In Uu U Taagan Yahey Tartanka Doorashada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi(TIMO), Ayaa Markii u Horeysay ku Dhawaaqey in uu Kamid Noqonayo Raga u Tartamaya Kuraasta Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland, oo u...