Xukuumadda oo Hakisay Soo Dejinta Qalabka Isgaadhsiinta

0
1565

Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay joojiso soo dejinta Qalabka Isgaadhsiinta ee dalka dibeddiisa laga keeno.

War-saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Boosaha, Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland ayuu ku sheegay in isagoo raacaya Xeerka Isgaadhsiinta Qaranka isla-markaana eegaysa Tayada Qalabka Isgaadhsiinta ee dalka yimaadda ay hakisay soo dejinta Qalabkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here