Madaxweynaha Oo Ka Qaybgalay Xuska Sannad-Guurada 24-Aad Ee Ciidanka Qaranka Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay ka qayb-galay munaasibadda sanad-guurada 24-aad ee...

Daawo Muuqaal: Somaliland iyo Faransiiska oo Iska Kaashanaya dhinacyo badan

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Hargaysa ku qaabilay Safiirka dawlada faransiiska u fadhiya Magaalada Nairobi, waxana uu kala hadlay...

War Degdeg ah: Weriyayaal Goor dhoweyd Lagu Xidh-Xidhay Magaaladda Ceerigaabo

0
Ceerigaabo, (HargeisaPress) — Boliiska Ceerigaabo ayaa goor dhoweyd oo duhurnimadii ahayd waxay suuqa ka qabteen labada weriye oo kala ah Maxamed Yuusuf Bakayle iyo...

Xildhibaan Qabille oo Madaxweynaha Ugu Baaqay In Dib-u-habayn Lagu Sameeyo Taliska Booliska Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dhalliilay masuuliyadda Ciidanka Booliska saaran oo uu tilmaamay inay ka...

Kulan Dhexmaray Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo Masuuliyiin Ka Socda Safaarada Taiwan

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland, Xasan Maxamed Cali Gaafadhi, ayaa xafiiskiisa ku qabiley  wefti uu hoggaaminayo safiirka safaarada Taiwan Mr. Allen...

“Ma jirro wax khilaaf ah oo golaha deegaanka Gabiley ka dhex jiraa isla xisaabtan”…

0
Hargaysa (HP): Xildhibaan C/rashiid Haybe Faarax (Daacad), oo ka mid ah golaha deegaanka Gabiley ayaa ka warbixiyay eedaha musuq maasuq iyo xil ka xayuubinta...

Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Wada Hadalkii Shalay Hargeysa Ugu...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay wada hadalkii shalay Hargeysa ugu soo gabagaboobmay dawlada...

Qoysas Danyar Ah oo Sheegay In Dhulkoodii Ay Xoog Kaga Qaadanayaan Qoyska Madaxweyne Muuse...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Qoysas danyar ah oo oo degan galbeedka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay cabasho xoogan ka muujiyeen qoyska Madaxweynaha Somaliland. Qoysaskan oo ay...

Madaxweynaha JSL Oo Kormeeray Mashaariic iyo Xarumo Dawladeed+Sawirro

0
Hargeysa (HP): adaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer shaqo ku soo maray goobo kala duwan oo ay xukuumaddu ka waddo mashaariic...

Madaxweyne Biixi Oo La Filayo Inuu Mar Kale Fadhi Aan Caadi Ahayn Isugu Yeedho...

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu fadhi aan caadi ahayn isugu yeedho xildhibaanada golaha wakiilada. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay...