Xildhibaan Qabille oo Madaxweynaha Ugu Baaqay In Dib-u-habayn Lagu Sameeyo Taliska Booliska Somaliland

0
555

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dhalliilay masuuliyadda Ciidanka Booliska saaran oo uu tilmaamay inay ka gaabiyeen, waxaanu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ugu baaqay inuu dib u habayn ku sameeyo hoggaanka Booliska dalka.

https://youtu.be/sCkIvM59vvU

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY