Hay’adda Baytul-ixsaan Oo Dhar Ku Wareejisay Xarunta Agoomaha Hargaysa

0
Hargaysa (HP): Hay’adda Baytul-ixsaan foundation ayaa maanta Dhar iyo Kabbo loogu tallo galay in ay ku  Ciidaan ku wareejisay maamulka xarunta Agoomaha ee magaaladda...
Fahad iyo Farxiyo

Lamanaayaal Ku Jiray Farxada Guurkooda oo Kamid Noqday Dadkii Lagu Dilay Weerarkii Hotel Afrik

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Fahad iyo Farxiyo oo ahaa lamaanayaal ku jiray todobo baxooda ayaa kamid noqday dadkii ku geeriyooday weerarkii xalay lagu qaaday...

Dhaqaalaha Shiinaha Oo Gaadhay Meeshii U Hoosaysay

0
Beijing —Dhaqaalaha shiinaha ayaa waxaa ku yimid hoos u dhacwayn sanadkii 2015kii wuxuuna koray 6.9%,Waaana  heerkii u hooseeyay ee uu gaadhay dhaqaalaha shiinahu,ilaa sanadkii...

Daawo Muuqaal: Dallada SONSAF oo Soo Bandhigtay Khayradka Dalka Dalka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Mas'uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo ay ka mid ahaayeen wasiirkada wasaaradda arimaha Gudaha iyo Macdanta iyo Tamarta ayaa ka qayb...

“Meelina Jano Noqon Kari Mayso Meelna Meel Lagu Ooman Yahay Noqon Kari Mayso “Wasiirka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi galinta Somaliland Md:Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa ka hadlay khilaaf maalmihii udanbaysay ka taagnaa Mashruuca Biyo...

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Kulan La Qaatay Safiirada Somaliland U Fadhiya Dalalka Dibada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa kulan casho sharaf ah ku qaabilay safiirada somaliland u fadhiyay wadamada Dibada. https://youtu.be/LRuW1iMef2A ...

Guddoomiyaha Hay’adda Somliland Oo Ka Warbixiyey Kulan Lagaga Hadlay Sidii Dadka Naafadda Ah Kaabaddaha...

0
“Waa In Loo Kaca Ol-Olle Iyo Dhawaaq Dheer Oo Dhisteyaasha Iyo Dhiseyaasha Dhismayaasheena Lagu Gaadhsiinayo Hagrashada Inteena Iyo Dadkeena Lixaadka Ka Naafadda Ah” Guddoomiye...

C/raxmaan Cirro: “Waxaan Shaacinayaa Inaan U Tartamayo Guddoomiyaha Waddani”…

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay inuu mar kale u tartamayo guddoomiyenimadda xisbigaasi. Waxaanu sheegay inuu ka dhex tartami doono shirweynaha...

Waftigii Wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland oo Si Balaadhan loogu soo dhaweeyay dalka Baxrayn +...

0
MANAMA, Bahrain  (HargeisaPress) — Jaaliyada Somaliland ee dalka Baxrayn ayaa si heer sare ah u soo dhaweeyay Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo, Wasiirka qorshaynta...

Weerar Dhinaca Afka Ah oo Ay Isku Qaadeen Madaxweyne Biixi, Xirsi iyo Faysal

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa...