Daawo Muuqaal: Somaliland iyo Faransiiska oo Iska Kaashanaya dhinacyo badan

0
616

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Hargaysa ku qaabilay Safiirka dawlada faransiiska u fadhiya Magaalada Nairobi, waxana uu kala hadlay mashaariicda dawlada faransiisku ka hirgelinayso Dalkan JSL iyo waxyaabaha u qorshaysan Mustaqbalka dhow.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here