Hay’adda FOA Oo Buubuur Ku Wareejisay Wasaaradda Beeraha Somaliland

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta lix baabuur oo ay saran yihiin qalabka buufinta oo loogu tallo galay in lagula dagaalamo Ayax ka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxtooyadda Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Dalka Kenya+ SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu habeenimadii xalay qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti heersare ah oo ka socday dalka aynu...

Dowladda Hoose Ee Hargeysa oo La Hor-dhigay Qiimeyn Lagu Sameeyey Hanaankeeda-Maamul

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Komishanka Maamul-wanaagga ee Somaliland, ayaa dowladda Hoose ee caasimadda Hargeysa dib ugu celiyay Warbixin la xidhiidha Qiimayn uu Komishanku ku sameeyey...

Arooska Carab iyo Israa’iiliyad is guursaday oo sababay Muddaharaad culus

0
Tel Aviv, (HargeisaPress) - Afar qof oo Yuhuud ah oo ka tirsan xisbiga midig fog oo ku mudaharaadayay xaflad loogu dabaaldegayay aroos heer sare...

Dhimashada Dhul-gariirkii Turkiga iyo Suuriya oo Gaadhay 29,000

0
Ankara (Hargeisa Press) – Dhimashada dhul-gariirkii xoogganaa ee ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Suuriya, ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen dad ka...

Daawo Muuqaal: Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Somaliland oo Ka Hadlay Wadahadaladii Somaliya

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Md Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta Warbaahinta uga warbixiyey halka ay Marayaan Wadahadalii Somaliland iyo...

Fannaanka Maxamed Axmed Kuluc Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Alle Naxariistiisa Janno ha ka waraabiyee Fannaankii Caanka ahaa ee Maxamed Axmed Kuluc, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa kaddib markii...

Weftiga Madaxweyne Biixi Oo Lagu Soo Dhaweeyay Tokhoshi Lawyocade iyo Saylac

0
Lawyocade (HP):Wefti uu hogaaminayo madaxweynaha Somaliland oo safar shaqo ku joogay dalka Jabuuti ayaa maanta u soo gudbay dhinaca xadka labadda dal. Waxaanu weftiga madaxweynaha...

Sidee Ayay U Dhacday Maalintii Labaad Dhageysiga Dacwadda Badda Ee Kenya iyo Soomaaliya?

0
Hague (Hargeisa Press) – Dhagaysiga dacwadda Soomaaliya iyo Kenya ee maxkamadda Hague ayaa lasoo gabagabeeyey maalintii labaad oo ay hadalkooda sii wateen qareennada u...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Adeegyo Cusbitaalka Hargeysa Lagu Kordhiyey

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi, ayaa Xadhigga ka jaray qaybo Cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbitaalka guud ee...