Daawo Muuqaal: Dallada SONSAF oo Soo Bandhigtay Khayradka Dalka Dalka

0
1144

Hargeysa, (HargeisaPress) — Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo ay ka mid ahaayeen wasiirkada wasaaradda arimaha Gudaha iyo Macdanta iyo Tamarta ayaa ka qayb galay munaasabad ah tii ugu horaysay ee Nooceeda ah ee Somaliland lagu qabto, taasoo ay Daladda SONSAF ku soo bandhigaysay kheyraadka Wadanka, gaar ahaan shidaalka iyo Baadhitaankiisa.

Halkan Ka Daawo

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here