Faysal Cali Waraabe oo Baaq Culus U Diray Madaxweyne Muuse Biixi

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu fariin u diray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Guddoomiye...

Golaha Wakiiladda oo Ansixiyay Xeerka Kufsiga

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka Kufsiga iyo Sinnada oo ay muddooyinkanba xildhibaanadu ka doodayeen. Waxaanay xildhibaanadu qodob qodob u ansixiyeen...

Taiwan iyo Israa’iil oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaashi

0
TAIPEI (Hargeisa Press) — Taiwan iyo Israa’iil ayaa Isniintii shalay kala saxeexday heshiis ku saabsan aqoonsiga labada dhinac iyo cusboonaysiinta laysanka darawalka. Sida laga soo...

Madaxweyne Biixi oo Kulan La Qaatay Guddida Komishanka Doorashooyinka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay guddida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland. Guddida Komishanka doorashooyinka qaranku...

Wasaarada Waxbarshada oo Dib U Eegis Ku Samaynaysa Habsami U Socodka Shaqada Waxbarashada iyo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa maanta Kullan hawleed hal maalin ah ku qabatay magaalada Hargeysa. Kulan hawleedkan ayaa waxaa hagayay Wasiirka...

Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Oo Ka Qayb galay Qalin Jabinta Jaamacadda Eelo Ee Boorama

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) iyo Xubno ka tirsan Golaha wasiiradda masuuliyiinta Gobolka Awdal iyo ka Degmada Boorama ayaa ka qayb galay munaasibad...

Madaxweynaha Somaliland oo Booqday Xarunta Guud ee Xisbiga KULMIYE + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta guud ee xisbiga KULMIYE ee...

Somaliland: Harimacad iyo Shabeel Laga Soo Qabtay Sanaag iyo Salal

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Somaliland ayaa maanta soo bad-baadisay laba Harimacad oo lagu haystay meel u dhaw magaaladda Ceerigaabo ee...

Hargaysa: Taliye Dabagale Oo Xadhiga Ka Jaray Saldhiga Booliska Xaafadda Sh.Nuur

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland Sareeye guuto Maxamed Aadan Saqadhi, ayaa maanta xadhiga ka jaray dib u habayn lagu sameeyay saldhiga booliska...

Machadka Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Heshiis La Saxeexday Dhigiisa Dalka Ghana

0
Hargaysa (HP): Machadka tababarka shaqaalaha dawladda Somaliland CSI ayaa shalay heshiis iskaashi waxbarasho oo rasmi ah la saxeexday machadka dhigiisa ee dawladda dalka Ghana...