Hargeysa, (HargeisaPress) โ Garaadada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle ayaa baaq nabadeed u diray labadii beelood ee dhowaan dhibku ku dhexmaray Deegaanka Balli-Mataan ee Degmada gaashaamood ee Dawlad deegaanka soomaalida itoobiya.
ย
Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka
HargeisaPress News Desk โ Hargeysa