Suldaan Ibaraahin Jaamac Samatar oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Gabiley
Gabiley (Hargeisa Press) – Waxaa goor-dhawayd oo maanta ah magaalada Gabiley aas qaran loogu sameeyay alle ha u naxariistee Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo...
Maraykanka Oo Ka Hadlay Muddo Kordhintii Baarlamaanka Soomaaliya
Washington (HP): Dawladda Maraykanka ayaa ka hadashay muddo kordhintii ay shalay golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya sameeyeen.
Tallaabadaasi ayay dawladda Maraykanku ku tilmaantay mid...
Mareykanku oo Muxuu Ka Yidhi Guushii Ismaaciil Cumar Geelle?
Washington (Hargeisa Press) – Dowladda Mareykanka ayaa waxaa ay ka hadashay guushii uu Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ka gaadhay doorashadii ka ka dhacday...
Maydka Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo Goor-dhawayd Laga Soo Dhoofiyay Dalka Turkiga
Istanbul (Hargeisa Press) – Alle ha u naxariistee waxaa goor-dhawayd magaalada Istanbul ee dalka Turkiga laga soo dhoofiyay Maydka Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo...
Banaan-baxyo Rabshado Wata oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Burco
Burco (Hargeisa Press) – Waxaa magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer caawa ka dhacay banaan-bax rabshado wata oo lagaga soo horjeedo xadhiga General Jaamac...
Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland Oo Muqdisho Isaga Huleelay
Muqdisho (HP): Waxaa maanta magaaladda Muqdisho dib uga laabtay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland kadib markii ay guuldareysteen dedaalladii la doonayay in xal looga gaadho...
Haayadda ARC Kuwait Oo Caawimooyin Gaadhsiisay Qoysas Danyar ah
Hargaysa (Hargeisa Press): Haayadda ARC ee laga leeyahay dalka Kuwait ayaa maanta raashin caawimo ah u qaybisay qoysas dan yar ah oo ku nool...
Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta Ku Soo Dhigay 125 Qof oo U Badan Dad...
Tog-wajaale (Hargeisa Press) – Ciidamadda Booliska Somaliland ayaa hawlagal lagu sugaayo amniga ka bilaabay degmada Tog-wajaale iyada oo baadhitaan ay ciidamdu ka sameeyeen xaafadaha...
Cusbitaal Cusub Oo Laga Hirgeliyay Magaaladda Ceerigaabo
Ceerigaabo (HP): Furitaan hor dhac ah ayaa maanta loo sameeyay cusbitaalka Sanaag isbiishiyaaliti (speciality) oo laga hirgelinayo magaaladda Ceerigaabo.
Hirgelinta cusbitaalkani waxaa iska kaashanaya dhaqaalaha...
Midowga Yurub oo War Ka Soo Saaray Qaraarkii Baarlamaanka Soomaaliya Ee Mudda Kordhinta
Muqdisho (Hargeisa Press) – Dalalka Midowga Yurub ayaa waxay sheegeen in tallaabadii ay shalay baarlamaanka Soomaaliya muddo 2 sano ah xilka ugu kordhiyeen madaxwayne...