Haayadda ARC Kuwait Oo Caawimooyin Gaadhsiisay Qoysas Danyar ah

0
400

Hargaysa (Hargeisa Press): Haayadda ARC ee laga leeyahay dalka Kuwait ayaa maanta raashin caawimo ah u qaybisay qoysas dan yar ah oo  ku nool xaafaddo ka tirsan magaaladda Hargaysa.

Qoysaskaasi ayay tiradoodu ahayd 150 qoys, ayaa ah qoysaska degan xaafadda state house ee magaaladda Hargaysa.

Sidoo kale waxay haayadda ARC caawimooyin gaadhsiisay xarunta agoomaha Hargaysa iyo cusbitaalka Dhimirka ee Sooyaal, ee isla magaaladda Hargaysa.

 

 

Hargeisa Prress.com/Hargeisa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here