Kiiska Ikraan Tahliil oo Loo Magacaabay Guddi Baadha

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Xeer Ilaaliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Genaral Cabdullaahi Buulle Kamay, ayaa sheegay inuu guddi u magacaabay kiiska...

Baanka Dhexe Oo Bulshadda Ugu Baaqay Inay Soo Xareeyaan Lacagta Duugawday

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ugu baaqay bulshada inay soo xareeyaan lacagta duugawday ee shilinka Somaliland ee 10 shilin, 20...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Shirka Lix Bilood Laha

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cabdilaahi Bede, ayaa maanta magaaladda Hargeysa ka furay shirka lix bilood laha ah ee qorshaynta...

Mashiin Somaliland Laga Xaday oo Puntland Laga Iibiyay

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Mashiinkii baadhista dhiigaga ee uu lahaa cisbitaalka magaalada Ceerigaabo, ayaa la sheegay in la xaday islamarkaana loo iib geeyay...

Dagaal Culus oo U Dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta oo Ka Socda Magaalada Garba Ciise

0
Garba Ciise (Hargeisa Press) – Wararka ka imanaya magaalada Garba Ciise, ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal aad u...

Halkee La Kala Marayaa Tartanka Guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Doorashadii ka dhacday Somaliland 31-kii May intii ka danbeysay ilaa imika waxa socda loollan u dhaxeeya xisbiyada oo ku saabsan...

Garoonka Diyaaradaha Addis Ababa oo Hakad La Geliyay

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Waxaa muddo kooban la hakiyay dhamaan isku socodkii hawada ee garoonka diyaaradaha magaalada Addis Ababa ee Bole International Airport,...

“Ciidamadda Boolisku Waxay Gacanta Ku Soo Dhigeen January Ilaa June”…

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland General Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa ka warbixiyay cadadka maandooriyaha ay sanadkan gacanta ku soo dhigeen boolisku. Taliye...

Ramla Cali oo Lagaga Adkaaday Tartankii Feedhka Olombikada Ee Tokyo

0
Tokyo (Hargeisa Press) – Ramla Cali oo Soomaaliya ku mataleysay tartanka ciyaaraha Feedhka ee ka socday magaalada Tokyo ee dalka Japan, ayaa lagaga adkaaday...

Shirkadda SOMPOWER Oo Daah-furtay Mashruuc Lagu Yaraynayo Khatarta Korantadda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Shirkadda SOMPOWER, ayaa maanta daah-furtay barmaamuj lagu yaranayo Khatarta Korantad, kaasoo la doonayo in hab casri ah loo maareeyo hanaanka qaybinta...