Masuuliyiin Madaxwayneku-xigeenka Somaliland Hogaaminayo Oo Odayaal Qaranka Magac Ku Leh Guryahooda Ku Bookhday +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxwayneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku-simaha Madaxwayanaha Qaranka Somaliland ayaa, guryahooda ku booqday laba oday oo qaranka...

Daawo Qaabkii Looga Ciiday Magaalada Borama Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Salaadii Ciida...

0
Borama, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta salaadii ciida al tukaday shacabka magaalada Borama. https://youtu.be/dcbIdOYI-CY Halkan hoose ka...

Ciid Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha iyo bulsho-weynta Islaamka, Munaasibada Ciidul-fidriga Awgeed

0
HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress oo idin leh dhamaan akhristayaasha, Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida,...

Shuruudo Adag Oo Xulafada Sucuudigu Hor-dhigay Dawladda Qadar + SAWIRRO

0
RIYADH, Saudi Arabia (HargeisaPress) — Afar dal oo Carbeed ayaa dawladda Qadar u gudbiyey Liis ay ku qoran yihiin 13 dalab oo ay waajib...

Warbixin: Khasaaraha Weerarkii ismiidaaminta ah Oo ka dhacay degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho +...

0
Mugdishu, (HargeisaPress) —Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar ismiidaamin ah duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Weerarkan ayaa loo...

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Magaalada Hargeysa Ku Qabqabtay Dhar Ciideed Dalka Lasoo Galiyey+Sababta

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Guddiga Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland oo kaashanaya ciidamada Booliska Somaliland isla markaana maalmihii u danbeeyey hawlgallo ka waday gudaha magaalooyinka...

Masuuliyiinta Dekedda Berbera oo ka Warbixiyey Qasaaraha qayb Dekedda ka mid ah oo Saacado...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Maamulka Dekedda Berbera, Masuuliyiinta Waaxyaha qaarkood iyo Madaxda gobolka Saaxil, ayaa sheegay inay ku guulaysteen deminta Dab qabsaday qaybta Koonteennarrada ee Dekedda...

Ganacsade Maxamed Yuusuf Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Dadka Abaartu Saamaysay Ee Degaanka Buuhoodle...

0
Buuhoodle, (HargeisaPress) —Waxaa shalay si habsami leh ugga bilaabmay degaanka Gocondhaale ee degmada Buuhoodle oo ka tirsan gobolka Cayn. Deeq raashin ah  loo Ganacsade...

Ururka Qareenada Somaliland Ee SOLLA Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saarey Magacaabista Gudida Culimada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxaanu si kooban ugu hadlay magacaabista gudida culimada Somaliland  ee u magacaabay madax waynaha jamhuuriyada Somaliland . Gudoomiyha ururka qareenadu isaga oo...

Dallada SONYO Oo Daawo, Gaadiid Ambulance Iyo Shaqaale Ku Wareejisay Maamulka Gobolka Togdheer

0
Burco, (HargeisaPress) — Dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee SONYO iyo ururada xubnaha ka ee Gobolka Togdheer ayaa ku wareejisay maamulka gobolka togdheer dawooyin, 8...