Dallada SONYO Oo Daawo, Gaadiid Ambulance Iyo Shaqaale Ku Wareejisay Maamulka Gobolka Togdheer

0
1587

Burco, (HargeisaPress) — Dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee SONYO iyo ururada xubnaha ka ee Gobolka Togdheer ayaa ku wareejisay maamulka gobolka togdheer dawooyin, 8 gaadhi oo isugu jira  Ambulance iyo gaawaadhi wacyigelineed iyo 100 dhalinyaro mutadawiciin ah ka shaqayn doona mudo 7 cisho ah ololaha wacyigelinta iyo Xakamaynta Cudurka shuban biyoodlka.

LEAVE A REPLY