Madaxa Ololaha Ee Xisbiga Waddani Oo Jawaab Qeexan Ka Bixiyey Hadallo Kasoo Yeedhay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Ciyaaraha

0
1816

Hargeysa, (HargeisaPress) Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag jawaabo uga bixiyey hadal ka soo yeedhay agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland kaasi oo ay sheegeen inay Waaxda garsoorka la tiigsanayaan

Halkan hoose ka daawo Shir jaraaid oo Madaxa ololaha ee xisbiga WADDANI Md. Xamse Cabdiraxmaan Kheyre ku qabtay magaallada Hargeysa, kaasi oo uu kaga jawaabayay hadallo kasoo yeedhay Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen Axmed (Dhabbeeye).

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY