Baraf iyo Dabeylo Ku Dhuftay Dowlad Deegaanka Soomaalida

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Wararka naga soo gaadhaya Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaano ka tirsan dowlad deegaanka ay ka da'een...

Xildhibaanada Ingiriiska oo Somaliland Ku Taageeray Dagaalka Ay Kula-Jirto Kooxaha Huwanta

0
London (Hargeisa Press)- Xildhibaan Sir Gavin Alexandar oo ka mida Xildhibaanada Barlamaanka dalka Boqortooyada Ingriiska, ayaa ka hadlay dagaalada cidamada qaranka Somaliland ay kula...

Dariiqii Dheeraa Ee Loo Maray Xornimadii Somaliland 1960-kii

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- 25-kii May sanadkii 1960-kii ayaa waxa booqasho ku tegay Dalka Ingiriiska Wefti uu hogaaminayo Alle ha u naxariiste Madaxweynihii hore ee...

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalkii Laascaanood iyo Khasaarihii Gaadhay Kooxaha Huwanta

0
Laascaanood (Hargeisa Press)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood, ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Qaranka Somaliland ay khasaare aad u xoogan gaadhsiiyeen Kooxihii...

Madaxweyne Biixi oo Meesha Ka-Saaray Inay Somaliland 1960 Ku Biirtay Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad loogu dabbaaldegayay xuska sannad-guurada 63-aad ee ka soo...

Warbixin: 63 Sano Ka Hor Dharaartii Somaliland Gobanimada Heshay 26-June 1960

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Saddex iyo Lixdan sano ka hor, waxa ay ahayd maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-kii June 1960...

Somaliland oo Maamul Goboleedka Puntland Ka Dacwaysay Beesha Caalamka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dowladda Somaliland, ayaa waxaa ay si adag u cambaaraysay weerarrada badheedhka ah ee ay Kooxaha Huwanta Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland, Argagixisada...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Magacaabis iyo Isku-bedel Sameeyay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu magacaabid iyo isku-Bedel ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumaddiisa. Wareegto...

Ciidamada Dabdemiska oo Soo Samata-bixiyay Ilmo Yar oo Masquul Lagu Riday

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ciidamada dab-demiska Caasimada Hargeysa, ayaa waxaa ay maanta gelinkii dambe soo samata-bixiyeen Ilmo Yar oo lagu riday Musqul ku taalla Xaafada...

Caalamka oo Markale Ka Gaabiyay Tilmaamidda Dhinaca Diidan Xalka Khilaafka Laascaanood

0
New York (Hargeisa Press)- Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay oo ka hadlay xalka khilaafka magaalada Laascaanood, ayaa markale ka gaabiyay tilmaamida dhinaca diidan xal...