Bambo Gacmeed Caawa Lagu Weeraray Xarunta Wasaarada Maaliyada Somaliland Ee Gobolka Awdal

0
Boorama (Hargeisa Press)- Wararka hada naga soo gaadhaya magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in Bambo Gacmeed lagu weeraray xarunta Wasaarada Maaliyada...

Maxamed Cumar Carte Qaalib iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Kulan Kuwada Yeeshay Muqdisho...

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Ra'iisal Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib iyo Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa kulan...

Xildhibaan Siraadle: Awdal iyo Sanaag Midna Kuraasi Kama Maqna, Cida Ay Waxka Maqan Yihiin...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi Siraadle oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa shaaciyey gobolada ay ka maqan yihiin...

Uhuru Kenyatta oo Lagula Taliyay Inuu Garab Weydiisto Farmaajo

0
Nairobi (Hargeisa Press) — Warbaahinta dalka Kenya ayaa hadal haya war ka soo baxay siyaasi hore u soo qabtay xil qaran oo madaxweye Uhuru...

Shirkadda DP World oo Taag Cusub Ku Wareejisay Hay’adda Dekeddaha Somaliland

0
Berbera,(HargeisaPress)- Shirkadda DP World, ayaa  sheegtay inay Hal Taag oo cusub  ku wareejisay Hay’adda  Dekeddaha Somaliland, Kaas oo  qayb ka ah qorshaha lagu kordhinaayo...

Dadweynaha Hargeysa oo si diiran u soo dhaweeyay Nidaamka GISka Dawladda Hoose Hirgelisay +...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Shacabka Magaalada Hargeysa, ayaa soo dhaweeyay nidaamka GIS ka oo lagula socon doono mulkiyadaha dhulka iyo guryaha oo qaab Computerised ah, kana fudud...

Somaliland: Qalab Lagula Soconaya Baaxadda Dhibaatadda Shoocaaca Taawarradda Isgaadhsiinta

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Marar badan ayay dhacday in bulshadda Somaliland ee magaalooyinka ku nool in ay cabasho ka muujiyeen dhibaato caafimaad darro ka soo...

Maxaad Ka Taqaanaa Farshaxanka Laasgeel Ee Kumannaan Sano Ka Hor La Sameeyay?

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Laasgeel waxa ay u jirtaa Hargeysa in ku dhow 50km xagga Waqooyi Bari, waxana ay 5km Waqooyi kaga beegan tahay...

Maraykanka oo Hakinaya Dhaqaalo Uu Siiyo Itoobiya

0
Washington (Hargeisa Press) — Dowladda Mareykanka ayaa hakisay kaalmada dhaqaale ee uu siiyo dalka Itoobiya, arintaasi oo salka ku haysa khilaafka ka taagan biyo-xidheenka uu...

Somaliland oo Dalkeeda U Diiday Inay Soo Galaan Odayaal Ka Socda Beelaha Hawiye

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Xukuumadda Somaliland ayaa maanta waxaa ay dalkeeda u diiday inay soo galaan Odayaal dhaqan oo ka socday beelaha Hawiye. Odayashan beelaha...