Maxamed Cumar Carte Qaalib iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Kulan Kuwada Yeeshay Muqdisho (SAWIRRO)

0
2502

Muqdisho (Hargeisa Press) — Ra’iisal Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib iyo Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa kulan kuwada yeeshay magaalada Muqdisho.

Ujeedada kulankan ay wada yeesheen Maxamed Cumar Carte Qaalib iyo Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Deni ayaan la sheegin waxyaabaha ay kaga wada hadleen.

Kulankan ayaa daba socda kulamo gooni-gooni ah oo madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ka bilaabay magaalada Muqdisho, tan iyo markii uu soo gaadhay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here